Skip to content
Khabiirka Xoolaha & Beeraha

Dr. Abdulmajeed Duwe

Adeegyo latalin casri ah oo ku saabsan dhaqashada, naaxinta, caafimaadka, iyo maalgashiga xoolaha. Kobci mashruucaaga xoolaha adigoo helaya talooyin khabiir.

500+ Macmiil
10+ Sano Khibrad
Dr. Abdulmajeed Duwe
Dr Abdulmajeed

Latalin Khabiir

Dr Abdulmajeed

Qiimaha

Xidhmooyinka Latalinta

Dooro xidhmada ku haboon baahida mashruucaaga. Qiimaha waa hal jeer / xidhmo marka aan si kale loo sheegin.

Bilowga

Xidhmo Aas aasi ah

Basic Package

$40 / xidhmo

Ku bilow aasaaska latalinta xoolaha oo la taaban karo, si aad u aragto qiimaha khabiirka.

  • Latalin 45 Daqiiqo ah Dr Abdimajeed Duwe
  • Hel Figrado Qaababka Casriga ee dhaqashado Xoolaha
  • Jihayn Talaabooyinka Xiga ee qaadi doontid
  • Latalin Quudinta ku haboon mashruucaaga.
Dalbo Xidhmadan
Naaxinta

Xidhmada Naaxinta Xoolaha

Livestock Fattening Package

$60 / xidhmo

Qalab iyo hagitaan dhamaystiran oo loogu talagalay naaxinta xoolaha iyo maamulka mashruuca.

  • Latalin Xoolaha la iibsanayo ee naaxinta ku haboon Selection Guide
  • Latalin ku Saabsan Naaxinta ku haboon Hilibka ama Caanaha
  • Latalin Qaabka loola soconaya Miisaanka Xoolaha Naaxinayo
  • Latalin Hoyga Dhismaha Naaxinta iyo Maamulka Shaqaalaha
  • Qalabka u baahanyahay Mashruuca Naaxinta Xoolaha
  • Dejinta System Naaxin Mashruucaaga ku haboon
Dalbo Xidhmadan
Caafimaad

Xidhmada Caafimaadka iyo Daryeelka Xoolaha

Health And Vet Package

$60 / xidhmo

Qorshayn caafimaad, daawooyin, iyo hortag cuduro si xoolahaagu u sii wadaan caafimaad qaba.

  • Latalin iyo Qorshayn caafimaadka oo ku haboon Mashruuca Xoolaahaga
  • Qorista Daawooyinka iyo Talaalka loo baahanyahay ( starter Vetinary Kit )
  • Cudurada Ariga ku dhaca iyo Daawayntooda
  • Curudada L'Oda ku dhaca iyo Daawayntooda
  • Cudurada Geella ku dhaca Daawayntooda
  • Qaababka Looga Hortago Cudurada Xoolah Disease prevention
  • Qorista Daawooyinka Nafaqooyinka ah ee Xoolaha Supplemental Nutrition
  • Latalin Noocyada Qaliimada Xoolaha
Dalbo Xidhmadan
Calaaf

Xidhmada Calafka Xoolaha

Fodder Package

Naga Soo Xiriir Qiime

Mashruuca calafka waxaa lagu habaynayaa si gaar ah; nala soo xiriir qiimaha iyo faahfaahinta.

  • Latalin Noocyada Calafka Xoolaha
  • Latalin qaabka loo beero Calafka Xoolaha
  • Caawin Dalabka Abuur Seedka Calafka Xoolaha
  • Dejinta Calaf ku haboon Naaxinta Hilibka iyo Caanaha Xoolaha
  • Diyaarinta Jadwalka Quudinta Xoolaha Aroor Duhur Galab
  • Qaababka loo farsameeyo Calafka Xoolaha Kaydin Qalajin iyo Goyn.
Nala Soo Xiriir →
Ugu Sarreysa

Xidhmada Maalgashiga Xoolaha iyo Beer Ganacsiyeedka

Commercial Farm

Xidhmo dhamaystiran: dhammaan xidhmooyinka hore, qorsheynta mashruuca, iyo taageero xooggan.

$400 / xidhmo
Dalbo Xidhmadan

Xidhmada Maalgashiga Xoolaha iyo Beer Ganacsiyeedka waxay ka kooban tahay:

  • Waxaa kujira Dhamaan Xidhmooyinka Sare Basic, Naaxin, Calaf, Daawayn.
  • Latalin Dejinta Qaabka loo hirgeliyo Mashruuc Caanaha Xoolaha
  • Qorshayn dhamaystiran Hirgelinta Mashruucaaga Livestock Project Planning
  • Tabobar Lagu gaynayo Mashruuc Xoolaha ah Practical training ( Kaliya Puntlant Region)
  • 90 Cisho Caawin WhatsApp Support
  • Latalin Qorshaha Maaliyada Mashruucaaga Financial Planning
  • Qorid Daawaaynka Xoolahaagu u baahanyihiin Doctor Animal medicine Prescriptions

Blogga

Maqaallo & talooyin

Akhri maqaallo ku saabsan xoolaha, naaxinta, caafimaadka, iyo maamulka mashruucaaga.

Ma jiraan maqaallo weli. Ku dar qoraalo cusub Posts → Add New.